Mareykanka oo kordhinaya howlgalada uu ka wado Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray Taliyaha ciidanka Militariga Maraykanka ee Afrika Thomas D. Waldhauser , waxa uuna taliyaha kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo saraakiil kale. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa taageerada ay dowlada Mareykanka ka siiso dowlada federaalka Soomaaliya la dagaalanka kooxaha Al Shabaab iyo Daacish ee dagaalka kula jira dowlada … Continue reading Mareykanka oo kordhinaya howlgalada uu ka wado Soomaaliya (Daawo Sawirada)